XIRIIRKA IYO GUURKA
-
Marnaba Ha Hilmaamin In Afartaan Waxyaabood Aad Isla Sameysaan Qofkaad Jeceshahay
Helitaanka lamaane wanaagsan waa farxad weyn. Lamaaneyaal badan ayaa kala taga sababtoo ah waligood waqti ay isku bartaan islama aysan…
Read More » -
UGAAR AH RAGGA: Shantaan Arrimood Haddii Aad Sameysid Lamaanahaaga Kuma Qiyaani Doonto
Tirada haweenka raggooda qiyaana ayaa sare u kacday balse ninyohoow waadka hortagi kartaa arrintaas adigoo xoojinaya xiriirka kaala dhexeeya lamaanahaaga,…
Read More » -
4 Talo Oo Kaa Caawinaya Inaad Doorato Xaas Kugu Haboon Oo Noloshaada Farxad Siin Doonta
Nin ahaan waxaad leedahay laba ikhtiyaar oo kala ah inaad guursato iyo inaadan guursan. Haddii aad rajeyneyso inaad guursato kadib…
Read More » -
Tilmaamo Lagu Aqoonsado Marka Uu Ninku Ku Isticmaalayo (Waxaa Qortay Ifraax Shiino)
Sheeyga ugu adag ee la qaato ama la aqbalo waa runta, gaar ahaan haddii runta quseysa ninka aad xiriirka la…
Read More » -
3 Siyaabood Oo Qiimo Aad Ugu Yeeli Karto Ninkaaga
Marka laga soo tago raaxada iyo cunto karinta, halkaan waxaad uga boganeysa sida aad qiimo ugu kordhin kartid nolosha ninkaaga.…
Read More » -
5 Qaab Oo Cajiib Ah Oo Ninka Aad Jeceshahay Loogu Sheegto Jacaylkaaga
Qaar kamid ah ragga wey ka indha la’yihiin wax kasta marka laga reebo ciyaaraha kubadda cagta, mobilladii u dambeeyay iyo…
Read More » -
4 Calaamadood oo lagu garto in guurkaaga uu halis ku jiro
Marka uu guurkaaga ku suganyahay xaalad halis ah, waxaa jira calaamado lagu garto in xiriirkaas uu dhibaato ku suganyahay loona…
Read More » -
Hadii uu saddexdaaan waxyaabood ku sameeyo telefoonkiisa ogow inuu yahay nin qiyaano badan
Ragga qiyaanooleyaasha ah waa kuwo isticmaala xeelado farabadan si aanan loo qaban ama loo fahmin. Qabashada qiyaanoole waxay noqon kartaa…
Read More » -
3 Sababood Oo Gabadha Ay Iskaga Ilaalisay Inay Ku Jeclaato
Jacaylku waa sheey qurux badan, iyadoo haweeney ay jecllaan lahayd inay ku jeclaato balse waxaa jiraan waxyaabo u diidaya inay…
Read More » -
Noocyada Ragga Noqdo Niman Wanaagsan Ee Haweenku Raadiyaan
Waxaa la rumeysanyahay in dabeecadda shaqsiyadeed ee ninka loo istcimaali karo tusmo si loo ogaado in ninka uu noqon doono…
Read More »