XIRIIRKA IYO GUURKA
-
4 Waxyaabood Oo Dhaca Markaad Ka Tagto Qiyaanoole Oo Aad Guursato Nin Daacad Ah
Markaad xiriir la yeelato nin daacad ah waxaa yeelataa rajooyin wanaagsan halka qiyaanoolaha uu kaa burburiyo dhammaan rajooyinkii wanaagsan ee…
Read More » -
Haddii Aad Ninka Ku Aragto Calaamadahan Gabaryahay Iska Jir
Marka ninku kuu gaado jaceyl waali, taasi waxay isku bedeli kartaa halis, xittaa wuxuu kugu dhaawici karaa magaca jacayl. Sidaa…
Read More » -
8 Xikmadood Oo Ku Tusaya Nooca Ninka Ay Noloshaada U Baahantahay
1. Ninka wanaagsan ma shukaansado gabadha ugu quruxda badan dunida- wuxuu shukansadaa gabadha nolosha uga digtaa mid qurux badan“ 2.…
Read More » -
Waxyaabahan Hadaad Lamaanahaaga Ku Aragto Wali Qoftiisi Hore Ayuu Jecelyahay
Dadka qaarkood iskama saaraan xasuusta lamaanahoodii hore ama xittaa dareenka waqtiyadii ay lasoo qaateen qofkaas kahor inta aysan qof kale…
Read More » -
5 Siyaabood Oo Lagu Soo Afjaro Dagaalka Idin Dhex Maray Adiga Iyo Xaaskaaga
Waa wax iska caadi ah in lamaanuhu dagaalamaan balse haddii dagaalku heerarka qaar gaaro ama noqdo xad kabax guurku wuu…
Read More » -
3 Waxyaabood Raggu Sameeyaan Oo Haweenka Si Daran Uga Careysiiya
Waxaa jiraan waxyaabo gaar ah oo raggu sameeyaan kuwaas oo waalli ku rida haweenka. Waa kuwaan qaar kamid ah waxyaabaha…
Read More » -
Haweenka Oo Raggooda Ka Raba Inay Buuxiyaan Baahiyahan Jaceyl Ee Ay Qabaan
Waa waajib saaran ninka ragga ah inuu kasoo baxo baahiyaha xaaskiisa. Ragga qaarkood way iska indha tiraan inay waajibaadkaas kasoo…
Read More » -
3 Waxyaabood Oo Ragga Aysan U Sheegin Haweenka Ay Jecelyihiin Iyo Sababta
Marka ay timaado furitaanka ama ka hadalka waxyaabo kala duwan oo quseeya xiriirka, waxaa jiraan waxyaabo ragga ay ka weecdaan.…
Read More » -
Tilmaamaha Lagu Garto In Ninkaaga Uusan Dooneyn Inaad Kala Tagtaan
Maka walwalsantahay suurtagalnimada in ninkaagu qorsheynayo inaadn kala tagtaan ama uu ku furo? Mararka qaar haweenka sabab la’aan ayay u…
Read More » -
Qaababka Ugu Wanaagsan Ee Lagu Ogaado In Qofka Aad Jeceshahay Uu Isagana Sidoo Kale Ku Jecelyahay
Miyaad dooneysaa inaad ogaato haddii qofka aad jeceshahay uu ku jecelyahay iyo haddii kale? Tani waa arrin jahwareer ku riday…
Read More »