TALOOYIN CAAFIMAAD
-
12-ka Xubnood Ee Uu Dhaawaco Walbahaarka Ama Stress-ka Daba Dheeraada
Walbahaarku waa xaalad dabiici ah oo maskax ahaan iyo jir ahaanba u saameysa qof kasta balse saameyn aad u xoogan…
Read More » -
7 Waxyaabood Oo Xoojiya Difaaca Jirka
Waxaan idiin soo gudbineynaa 7 waxyaabood oo kaa saacidaya xoojinta awoodda jirkaaga. Toonta Dadka ayaa inta badan isticmaala toonta xilli…
Read More » -
Wax Ka Ogoow Dhiiga Caadada Iyo Dhibatootunka Uu Leyahay
Waa maxay dhiga caadada ? Dhiga caadada waa dhiga ka yimada dumarka waana astaanta lagu garto gabadh qan gaaray. Dhiga…
Read More » -
Wax Badan Ka Ogoow Qaababka La Iskaga Daaweeyo Walbahaarka Ama Stress-ka
SIDEE AYUU WALBAHAARKU AMA STRESS U DHACAA? Marka ay kusoo wajahdo xaalad aadan fileyn oo aad dareento in ay kaa…
Read More » -
Waxbadan Ka Ogoow Cudurka Dhiig Karka & Calaamadaha Lagu Garto
Dhiikarku waa marka uu kordho cadaadiska dhiiga ee xididada jirka,wuxuuna cadaadiska dhiigu uu kordhaa marka ay yaraadaan ama dhuudhuubtaan xididada…
Read More » -
Daawada afka lagu cadeysto ma kentaa Cudurka Kansarka ?
Dawada afka lagu cadeysto ma waxay kentaa kancer ?
Read More » -
15 Faa’ido Oo Aad Ka Heleyso 30 daqiiqo oo maalintii Aad Lugeyso
30 Daqiiqo hadaad maalintii lugeyso waxaad ka heleysaa 15-kaan faa’ido oo ah kuwo waaweyn oo aad kuu anfacaya caafimaad ahaan.…
Read More » -
10-ka Cunno Ee U Wanaagsan Cudurka Sonkoroowga Ama Macaanka [Ka Faa’ideyso]
1= DUFANKA KALUUNKA dufanka kaluunka leh ayaa ah kamid ah cunooyinka ugu muhiimsan ee xadiga sonkoroowga isku dheeli tiri kara…
Read More » -
Wax Badan Ka Ogoow Cudurka Sonkoroowga Ama Macaanka!
Hormonka insulin loo yaqaana ayaa caadiyan marka ay sonkortu soo gasho dhiiga ka kaxeeya oo geeya unugyada si loo keydiya…
Read More » -
Wax Ka Ogoow Cudurka Howlgabka kacsiga!
Dhibaatada kacsiga, oo iyaduna loo yaqaan howlgabka kacsiga wuxuu ku timaadaa boqolkiiba 5 illaa 10% nimanka da’ 40 naadka ah.…
Read More »