HEESAHA QORAALKA AH
-
Heesta Bishaaro ee Fanaanadda Nimco Dareen oo qoraal ah (Ka Bogasho Wacan)
jacaylkiyo barashadii barwaaqada ii hor kacay aan kuu balbalaadhiyee bildhaantiyo aragtidii halkaad hakis iigu timid bad iyo wabibay lahayd naqiyo…
Read More » -
Heesta Digasho ee Fanaanka Mursal Muuse oo qoraal ah (Aqriso)
Dhaaxaan ka durkee Waxan daayaba Xubigu idurkeey Yartaan u dirnaa Kashayda dawee Oo xurmadaa ku dabiib Deel qaafka badhkii…
Read More » -
Heesta Nafyahay cadawgeeda jecel ee Fanaanadda Shaadiya Sharaf oo qoraal ah (Ka Bogasho Wacan)
Nafyahay uurarta ceel Inbadan sii carartayee Kasoo celin weydayee Nafyahay cududaar la’aan Cidlada la fariisiyay Anoo cabashadu dhibtaa …
Read More » -
Heesta Cusub ee Mursal Muuse ku Aamaanay Gacalisadiisa Hodan Cabdiraxmaan oo qoraal ah
Xiska garashadiisaay Xariir loo riyaaqaay Hadiyad loogu deeqaay Hodan xayo wanaageey Xaqa midii ย ku dhalatee Xalaal lagu anqariyee Hooyadii xambaartay…
Read More » -
Heesta Cawo Dhalatay ee Fanaanadda Hodan Cabdiraxmaan oo qoraal ah (Ka Bogasho Wacan)
cawo dhalatay weeyoo curashada bishani waa laba calaf wadaagoo cajabay barbaartiyo iska calmaday gayaankoo caawa aqal galkoodii cawa iyo…
Read More » -
Heesta Ceeb kuma ahee ee Fanaanadda Yurub Geenyo oo qoraal ah (Ka bogasho wacan)
ceeb kuma ahee waa caadadii cimri lagu yiqiin inuu ruux cawdoo kalgacayl cadiban cidlo kaga tagaa cimilada badalan…
Read More » -
Qoraalka heesta Hadhkeygaa lagu gam’aa ee Khadra Silimo ay ku karbaashtay Seygeeda Mursal Muuse
Laamaha geed sare ku yaal Haddii midba gees u abxo Gantada u aroorsan iyo Guntey ka mideysanyihiin Gacmaha nacab iyo…
Read More » -
Heesta Xurmo ee Fannaanka Oomaar oo qoraal ah (ka bogasho wacan)
markaad xurmooy dhaqaaqday xaadiyo jidhkaa i xadreeyay xubnahoo idilba dubaaxshay xabiibi markaan ku eegay xagaaga markaan jaleecay xiskiyo maankayga qaaday…
Read More » -
Aqriso Qoraalka Heesta Dahraan ee Fannaanka Maxamuud Royal (Ka Bogasho Wacan)
Dareenkii naftaydaay dadka waxan u jecelahay dagan aragtidaade caashaqu dahraaneey dab la shiday ka kululoo damaqiyo xanuunba lee …
Read More » -
Heesta Ha Ooynine Aamus ee Zakariye Kobiye oo qoraal ah (Ka Bogasho Wacan)
Haldhaa adigoo ah haween karti dhaafay. Dhigaa hablahoo dhan adoo ka horeeya. Hadduu hanka dhaawac, hoheey kaa gaaray Niyadda dhib…
Read More »