HEESAHA QORAALKA AH
-
Heesta “Macaan kaalay” ee Fanaanka Suldaan Seeraar oo qoraal ah (Akhriso)
Intaan maaweelin karo nafta waan madadaaliyee markaan diiday waroo dhan nafta waan madadaaliyee Mar hadaanad ila joogin noloshuba macaan…
Read More » -
Heesta Ha naafayn Caashaqa ee Fanaanka Mursal Muuse oo qoraal ah
Neecaw udgoonloo nafta raaligalisaay ku nagaatay laabtoo nasteexaygibaad tee nuuxsiga jaleecada naxariista hadalkuba naruurada kalgacalka le naftaa kugu jeclaatee ha…
Read More » -
Heesta Farxiya ee Fanaanka Dayax Dalnuurshe oo qoraal ah (Ka bogasho wacan)
Adoo jano ii ahaaday haween ku ag joojin maayo adoo jawi caashaq doonay marnaba ku jikaari maayo Hadaad ila jirin…
Read More » -
Heesta Beerkeyga Adaa Dagee ee Fanaanadda Khadra Silimo Oo Qoraal Ah
Qalbiguu waa barashadaa Qofuu u buseelayoo Bu’daa indhahaa ku jecel Bidhaanta ineey arkaan Ha baqan biligaygiyoow Burdaan kugu dayrayoo Beerkayga…
Read More » -
Heesta Qof Weyn Ani Iima Tihid Ee Fanaanka Maxamed BK Oo Qoraal & Dhageysi Ah
Maxaan Soo Wada jirnoo Nolosha Wehel soo Ahayn Maxaan Laba Wacad Galoo Quluubta Jacayl ku Wayn Xurmada ku Waraabiyoo.. Muxubo…
Read More » -
Heesta Janaan u arkaa agtaada ee Fannaanka Xariir Axmed oo Qoraal ah (Ka Bogasho Wacan)
jeclaanshaha ereyadaada ku jeel baxa ereyadaaad ku jiibsiga xiisahaaga waxaan ku jaaala naftayda adkee wada joogisteena joogtee wada socoshaheena…
Read More » -
Heesta Lamaane Ee Fanaanka Nimcaan Hilaac Oo Qoraal Ah
Lamaane isu beer nuglaa bar baar iku oomanayd nafihii isu baahi qabay jacaylkooduna badnaayee waxay barya soo samraanba calafku…
Read More » -
Daawo Heestii SAYLO oo qoraal ah iyo XASAN AADAN SAMATAR
Xasan Aadan Samater: Sayloo guyaal badan Soo baxa kaliishii Seelseelna loo degay Sannad geelu badi dhalay Oo sidigtii Laalays Nirguhu…
Read More » -
DAAWO: Heestii Bilad Caashaq
Jacaylka markaan bilawnay ilaa goortuu barbaaray Waxaa tahay bahalashayda Dareenka adaa baxnaasha Rajaad igu beertay aboowe Ha burin haburin haburin…
Read More » -
Heesta Dhool dhooli caashaqa ee Fanaanka Dalmar Yare oo qoraal ah (Dhabanada casaankee lagu dheehay quruxdiyo)
dhabanada casaankee lagu dheehay quruxdiyo dhexda madag la moodiyo luquntaadan dhabiga ah dhoolaha cadaankiyo ciradkaaga dhuxusha ah timahaaga soo…
Read More »