CAAFIMAADKA
-
Sababta Aad Ugu Baahantahay Galaas Cabitaan Moos Ah Subax Kasta
Cabitaanka Mooska waa mid kamid ah cabitaanada dhadhanka leh ee aad u baahantahay inaad tijaabiso. Waa macaan isla markaana nafaqo…
Read More » -
Cudurada Halista Ah Ee Lagu Daaweyn Karo Ukunta (Cudurro Lama Filaan Ah Oo Ku Jiro)
Ukunta aad ayay muhiim ugu tahay jirka. Waxaa ka buuxa borotiin badan iyadoo sidoo kale faa’ido weyn leh marka ay…
Read More » -
Wax Ka Ogoow 3 Xaqiiqo Oo Ku Saabsan Cudurka Kansarka Naasaha
Kansarka Naasaha waa cudur kora oo ku dhaca unugyada Naasaha gaar ahaan wuxuu weeraraa qanirada iyo unugyada caanaha keena. Hoos…
Read More » -
Wax Badan Ka Ogoow Cudurka Kansarka Beerka!
Beerku waa qanjirka ugu weyn ee jidhka, Wuxuu jirka u qabtaa shaqooyin muhiim ah oo kala duwan si jirka looga…
Read More » -
Wax Ka Ogoow Qofka Killi Kuu Bixin Kara Ama Aad Adigu Ugu Deeqi Karto
Kelidu waxaan oran karnaa waa xubin kamid ah kuwa ugu muhiimsan jirka bini aadamka hadii aysan ahaynba xubinta koobaad ee…
Read More » -
Wax Ka Ogoow Cuntooyinka Sare U Qaadi Karo Shaqada Sariirta
Badanaa dadku way raadin lahaayeen haddii ay jiri lahayd hal cunno oo sare u qaadeysa rabitaankaaga xagga howsha gogosha, balse…
Read More » -
Faa’idooyinka Caafimaad Ee Cananaasku Leeyahay & Cudurrada Halista Ah Ee Uu Ka Hortago
Cananaaska wuxuu leeyahay dhahdhan macaan waxana ka buuxa Fitamiinada A iyo C, fiber, potassium, phosphorus and calcium oo dhammaantood muhiim…
Read More » -
Sida Qaadashada Kafeega Ay Kaaga Caawin Karto Inaad Cayil Iska Rido
Sida laga soo xigtay cilmi baarayaasha, mid kamid ah faa’idooyinka laga helo qaadashada Kafeega ayaa ah inuu baabi’iyo cayilka. Daraasadda…
Read More » -
Siyaabaha Dhaqsi Loogu Bogsado Qalliinka Kadib
Badanaa dadka waxaa ka xirma rabitaanka cuntada marka ay qalliin maraan kadib, waxaa muhiim ah inaad cunto qaar kamid ah…
Read More » -
Cayilka canjirada ayaa ka fiican xulusta caloosha (DARAASAD)
In canjiradaha iyo lugaha aad ka cayisho ayaa ka fiican in aad calool yeelatid sida lagu sheegay daraasad cusub. Cayilka…
Read More »