XIRIIRKA IYO GUURKA

3 Waxyaabood Oo Ragga Aysan U Sheegin Haweenka Ay Jecelyihiin Iyo Sababta

Marka ay timaado furitaanka ama ka hadalka waxyaabo kala duwan oo quseeya xiriirka, waxaa jiraan waxyaabo ragga ay ka weecdaan.

Sidaa awgeed, haddii aad tahay haweeney la yaaban waxyaabaha ay yihiin kuwa ay ragga iska ilaaliyaan inay u sheegaan haweenkooda ay jecelyihiin.

Hoos ka aqriso, liiska waxyaabahaas.

  1. Mushaarka uu qaato

Ragga waa kuwo adag mana ahan kuwo wax kasta sheega ama la wadaaga lamaanayaashooda.

Ninka si sahlan ayuu kuu siin karaa jawaabta su’aalaha qaarkood haddii aad weydiiso bale way adagtahay inuu kuu sheego inta lacag ee uu mushaar ahaan u qaato.

Ninka wuxuu sidoo kale si fudud kuugu sheegi karaa dallacsiinta shaqada iyo kordhinta mushaarka balse waligiis kuuma sheegayo inta uu la egyahay mushaarka saxda ah ee uu qaato.

2.Ha iisoo wicin shan daqiiqo kasta

Mararka qaar inaad nin u muujiso jacayl iyo kalgacayl aad u badan ayaa ka dhigi karta mid kuu arka qas iyo inuu ku dhibsado.

Xittaa inkastoo ay ku dhibsanayaan hadana mar kasta way ka weecdaan in haweenkooda ay u sheegaan inay yareeyaan wicitaanada faraha badan ee ay dabeecadda ka dhigtaan.

  1. Waa inaanan ka hadlin lamaanahaagi hore

Furitaanka waxyaabihii dhacay waqtiyadii hore caadiyan waa wax xanuun badan. Badanaa ragga ma jecla arrintaan in lasoo qaado waana sababta ay mar kasta uga weecdaan ama uga cabsadaan inay uga hadlaan.

Related Articles

Back to top button

You cannot copy content of this page

error: Content is protected !!

Please allow ads on your site

It appears that you are using ad blocker. We rely on advertising to help fund our site. Allow Ads Fadlan ogoloow in xayeysiintu ay kuusoo muuqato Mahadsanid