XIKMADO

Fariimo Jacayl Oo Lagu Hanto Qalbiga Xaaskaaga

1. Dhib malahan inta sano ee kasoo wareegtay guurkeena, waxaa jiri doonaan laba mar oo aan jeclaan doono inaan kula joogo – waa hadda iyo waligeey, waanku jeclahay macaanto.

2. “ Waxaa tahay hadiyad qaali ah oo Eebe isiiyay. Dhoollacadeyntaadu waxay diirisaa qalbigeygaa, la joogaagana wuxuu iga dhigaa qof aysan waxba ka maqneyn. Waanku jeclahay maanta iyo abid”.

3. Waad dhalaalisaa qalbigeyga oo waxaad ka buuxisaa jacayl markaad I eegto anigana jacayl daran oo aanan xad lahayn ayaan kusii qaadaa! Aad Ayaan kuu jeclahay xaaskeyga qiimaha badan.

4. “Waan jeclahay inaan eego indhahaaga maadaama ay ii dajiyaan si aysan wax kale ii daji Karin.

5. “ Waanku faraxsanahay inaad tahay qof fakar wanaagsan leh, waanku faraxsanahay inaad tahay qof faham leh waanku faraxsanahay inaad tahay qof nafta loo huro laakiin intabadan waxaan ku faraxsanahay inaad tahay xaaskeyga. Waanku jeclahay.

6. “Waxaa tahay baryadeydii oo la aqbalay, rajadaydii oo rumoowday iyo riyadeydii oo aan helay.

7. Mahadnaqeyga ah inaan adiga kula kulmay waxaa kasii yaab badan farxadda aad u keentay nolosheyda.

8. “Wax kasta oo aad sameyso ayaa ii ah ilo farxad leh. Ma murugoodo markaan kula joogo. Waad mahadsantahay xaaskeyga. Waanku jeclahay!”

9. “Dhammaan maalmaheyga aan kula joogo waa maalmo u qalmo nolaansho. Waxaan hilmaamay siday u egtahay kali noolaanshaha.”

10. Xaaskeyga boqoradda ah, waxay u egtahay in jeclaantaada ay tahay waxay kaliya ee saxda ah ee aan sameeyay intaan noolaa. Waanku jeclahay!”

Related Articles

Back to top button

You cannot copy content of this page

error: Content is protected !!

Please allow ads on your site

It appears that you are using ad blocker. We rely on advertising to help fund our site. Allow Ads Fadlan ogoloow in xayeysiintu ay kuusoo muuqato Mahadsanid