ARIMAHA BULSHADA

Qofna Hala Wadaagin Xarigga Sameecadda Dhagaha Taleefanka

Dad badan ayaa wadaaga ama isku dhiib dhiiba Earphonada oo isla isticmaala,

waana waa wax Soomaalida caadi ay u aragto wadaagida Hal xarig dhage,

hadaba arinta wadaagida earphonada ayaa khatar kuu horseedi karta in uu kugu dhaco caabuqyada dhagaha maadaamo xariga dhagaha uu gudbin karo jeermisyada isaga oo kasoo qaadayo qof una gudbinaya qof kale oo ay isla isticmaaleen hal Earphone,

Taas oo fududeen karta in caabuqyadu ay u gudbaan maskaxda maadaama ay aad iskugu dhawyihiin dhagaha iyo maskaxdu kuuna keeni karta in aad dhumiso awoodahaagii jimsi iyo caqli ahaan qayb kamid ah.

Hadaba ka digtoonoow in aad qof la wadaagto hal Earphone.

Ugana dig dadka kugu xeeran oo gaarsii lana SHARE garee si ay uga joogsadaan arintaan ama halkaan ugu wac qof inta badan kula isticmaala si uu iskaga daayo arintaas.

W/Q: Dr Amen

Related Articles

Back to top button

You cannot copy content of this page

error: Content is protected !!

Please allow ads on your site

It appears that you are using ad blocker. We rely on advertising to help fund our site. Allow Ads Fadlan ogoloow in xayeysiintu ay kuusoo muuqato Mahadsanid