Farriimo Jacayl Oo Gabar Aad Jeceshahay Loo Diro

1. Mar kasta waxaan u heystay in qofka noloshiisa uu farxad helayo hal mar balse adiga waxaad isiisaa daqiiqad walba, ilbiriqsi kasta iyo maalin kasta oo aan waqti kula qaato.
2. Markaan kula joogo, waxa kaliya ee aan rabo ayaa ah inaan laabta kugu heysto waligeyna aanan kuu ogolaan inaad iga tagto.
3. Waan jeclahay inaan ku arko adigoo faraxsan, abaal marinteyda ugu weyna waa inaan arko adigoo dhoollacadeynaya.
4. Eereyo kuma macneyn karo qof cajiibka ah ee aad tahay. Waanku jeclahay.
5. Markaan ku fekeray inaan ka niyad jabo jacayl dhab ah, waad ii timaaday adigoo itusay jacaylka dhabta ah waxa uu yahay.
6. Dhib malahan wax kastoo dhaca, mar kasta waxaad ii ahaan doontaa gacalisadeyda, nolosheyda iyo wax kasta.
7. Haddii aan hal wax kugu siin karo nolosha, waxaan ku siin lahaa awood aad iskaga dhex aragto indhaheyga kadib waxaad ogaan lahay sida aad iigu weyntahay.
8. Waxaa tahay tan kaliya ee aan dunida ugu jeclahay. Waxaad isiisay rajo markii waxa dhan aan arko ay ahaayeen mugdi.