XIKMADO

Farriimo Jacayl Oo Loo Diro Wiilka Ama Gabadha Aad Jeceshahay

1. “Bar qalbigeyga kamid ah ayaa maqan markaadan ila joogin ama aad iga maqantahay – Gacaliye/gacaliso.

2. Waxaan dhashay markii aad i dhunkatay. Waan dhintay markii aad iga tagtay. Waxaan noolaa dhowr toddobaad inta aad i jecleyd.

3. “ Waan ogahay inaad noolaan karto la’aanteey, inaad faraxsanaan karto la’aanteey balse xittaa haddii aad idiidid wali waxaan dooran doonaa inaan kula joogo.

4. Habeenkii saq dhexe marka dadkoo dhan ay hurdaan, waan soo jeedaa anigoo kaa fekeraya waxaana rajeeya inaan noqdo dayax ku sugan meesha aad sidoo kale aniga iiga fakareyso.

5. Inaan noqdo saaxiibkaa waa waxa dhan aan rabay; inaan noqdo jacaylkaaga waa waxa aan waligeey ku riyoon jiray.

6. Sheeyga ugu horeeya ee igu soo dhaca markaan arko ereyga ‘jacayl’ waa diga.

7. Waan jeclahay qaabka aad iiga farxiso, qaabka aad iigu muujiso rabitaan, qaabka aad iigu dhahdo waanku jeclahay iyo sida aad mar kasta iigu heelantahay.

8. Qof ayaa xaday qalbigeyga adigana waxaa tahay qofka ugu sareeya dadka liiska iigu jiro ee aan uga shakisanahay.

9. Dhib malahan sidaan u kala fognahay mar kasta qalbiyadeena ayaa isla jiri doona.

10. Tan iyo markaan ku helay wax yar Ayaan ooyaa, dhoollacadeynteyda iyo qosolkeyga ayaa badan sababtoo ah adigaa ku heystaa, nolsoheyda waxay ku sugantahay meel aad u wanaagsan.

Related Articles

Back to top button

You cannot copy content of this page

error: Content is protected !!

Please allow ads on your site

It appears that you are using ad blocker. We rely on advertising to help fund our site. Allow Ads Fadlan ogoloow in xayeysiintu ay kuusoo muuqato Mahadsanid