Haweenka Oo Rajeeya In Ragga Waxyaabahan Ay Ku Qaban Karaan Sariirta

Farxadda xaaskaaga iyo qanacsanaanteeda darteed, waa kuwaan waxyaabaha xaaskaaga ay rajeeyneyso inaad inbadan sariirta ku qaban karto.
- Qolka jiifka ma ahan goob galmo loogu talagalay kaliya, waa meel aad uga wadahadli kartaan noloshiina iyo qorsheyaasha mustaqbalka.
Run ahanatii, wadasheekeysiyada qolka jiifa ayaa intabadan noqdaan kuwo wax tar yeesha.
Sameysta maalmo waxyaabaha muhiimka u ah nolosha aad uga wada hadashaan qolka jiifka.
- Marka aad adiga kulanka sariirta iskugu diyaari karto 1 daqiiqo xaaskaaga waxay u baahantahay waqti badan. Isu geyn 15 daqiiqo illaa 25 daqiiqo.
Muhiimadda qodobkaan ayaa ah guriga tag waqti la qaado oo wax haku deg deign.
- Usheeg sida uu uwanaagsanyahay jirkeeda iyo sida aad u ixtiraamto isla markaana aad diyaar ugu tahay waqti kasta.
Ma jiro haweeney dunida ku nool oo neceb inay ninkeeda ka maqasho soo jiidashada ay leedahay iyo sida ay u macaantahay.
Sidaa darteed horey ha uga boodin ee waxaad martaa wadadii loo baahnaa. Haweenku waxay u baahnyihiin raaxo iyo in marka hore waqti lawada qaato balse ma jeclo in horey looga boodo.
- Hogaanka u qabo una ogoloow inay raacdo waxaad sameyneyso. Waxaa tahay macalinka sariirta, tanina waxay ka dhigantahay inaad tahay hogaamiyaha shaqada.
Tus sida aad shaqada u qaba taqaanid hana noqon mid daciif ah ama liita. Waxay xaaskaaga kaa dooneysaa inaad noqoto mid ku qanciya sariirta mar kasta oo ay kuu baahantahay.