Farriimo jacayl oo loogu talagalay dadka isjecel

Waxaan jeclaan lahaa inaan noqdo neefta kaasoo bexeysa iyo qorxda ku kululeysa balse waxa dhan ee aan rabo ayaa ah inaan noqdo jacaylka noloshaada.
Mar kasta oo aad iga maqantahay, waxaan niyadda ka dareemaa kalinimo, ma joojin karo xiisahaaga iyo jacaylka aan kuu qabo, ma qiyaasi kartid jacaylka aankuu qabo intuu la egyahay macaane/macaanto iyo baahida aankuu qabo inta ay la egtahay.
Waxaad milkiday qalbigeyga, dareenkeyga, nafteyda, jirkeyga. Adigaa ileh, jacaylkeygiyow waanku jeclahay.
Waxaa tahay maalinteyda, habeenkeyga, iftiinkeyga, dayaxayga, xidigeyga. Haddii ay dookheyga tahay maalin kasta Ayaan isla joogi lahayn, waad ku mahadsantahay inaad wax kasta isiisay.
Inaan ku jeclaado waxay ibartay waxa uu yahay jacayl dhab ah. Ma jirto sharaxaad dhab ah oo aan ka bixin karo dareenkeyga. Qalbigeyga adiga kaliya ayuu kuu jawaabaa. Waxaa tahay jacaylka nolosheyda.
Inaad wax jeclaato iyo in lagu jeclaado waa dareenka ugu wanaagsan ee aan waligeey dareemay. Waa wax qurux badan. Waad ku mahadsantahay inaad ii jeceshahay sida aan kuu jeclahay.
Waxyaabo badan Ayaan kugu jeclahay, waxan umaleynaa in aniga la iikaa sameeyay, anigana adiga la iikaa sameeyay.
Saaxiibtinimadeena waxay ahayd horudhaca sheekada jacaylkeena. Waligey ma ilaabi doono maalinta aan kula kulmay, waligeey waan xasuusnaan doonaa maalinta aan ku jeclaaday.
Aayaha, ka dhigo saaxiibkaa LIKE SAAR PAGE-KEENA Mahadsanid