XIKMADO

Farriimo J♥cayl Oo Habeenkii Loo Diro Wiilka Aad Jeceshahay ♥♥♥

♥ Shumaca wuxu ubaahanyahay holac si uu u iftiimo. shaashaduhu koronto ayey ubaahanyihiin si ay u iftiimaan, sido kalana riyada macaani anigu waxey iitahay inan kudhago ninka an ogahay inan leeyahay aniga. Waana adiga, habeen wanaagsan macaane.

♥ Waxaan kaa jeclahay qof kasta iyo wax kasta oo dunida yaala waxana kuu rajeynayaa riyooyin macaan, xabiibi.

♥  Inaan caawa kaa maqanahay waa murugo balse gelitaanka laabtaada berri ayaa iga saareysa murugadaas.

♥ Way adagtahay inaan ku iraahdo habeen wanaagsan anigoo og inaa tahay ninka riyadeyda ah, waanku jeclahay boqorkeyga.

♥ Habeen wanaagsan jecelkeygiyow, habeen wanaagsan seygeyga, waxaad mar waliba ahayd kan la iigu talagalay.

♥ Cidlo Ayaan dareemaa habeenkii balse ogaanshaha inaa tahay qofkii ugu dambeeyay ee aan iraahdo habeen wanaagsan oo subixiina aad tahay qofka ugu horeeya ee aan la hadlo ayaa iga dhigta qof adkeysi badan, waanku jeclahay intaan noolahay.

♥ Waxaan rajeeyaa inaan noqdo sariirta aad ku seexato sidaa darteed dhinacaaga Ayaan joogi lahaa caawa iyo habeen kasta anigoo kuu tabanaya si jilicsan oo naxariis leh, waanku jeclahay, gacaliye.

Related Articles

Back to top button

You cannot copy content of this page

error: Content is protected !!

Please allow ads on your site

It appears that you are using ad blocker. We rely on advertising to help fund our site. Allow Ads Fadlan ogoloow in xayeysiintu ay kuusoo muuqato Mahadsanid