ARIMAHA BULSHADA

Nin isdilay kadib markii gabar uu jeclaa ay arrintaan ku sameysay (Akhri)

Deegaanka Kayole oo ka tirsan magaalada Naivasha dalka Kenya waxaa ka dhacday dhacdo naxdin leh.

Nin aanan magiciisa la shaacin, ayaa isku tuuray wadada isku xirta Nairobi iyo Nakuru halkaas oo uu ku dardaray gaari.

Goobjoogayaal dhacdada kadib baaray meydka ayaa ka helay qoraal uu ninka isdilay uu ku sheegay in falka uu ahaa isdilid.

Qoraalka wuxuu ku sharaxay sida saaxiibtiis uu qorsheynayay inuu guursado ay ula raaxeysaneysay nin ay muddo dheer sxb ahaayeen isla markaana uu u go’aansaday inuu nafta is dhaafiyo isagoo sheegay inuu rajeynayo in labada ruux ee kala saaxiibtiis iyo ninka ay la raaxeysaneysay aysan kasoo qeyb galin aaskiisa.

Related Articles

Back to top button

You cannot copy content of this page

error: Content is protected !!

Please allow ads on your site

It appears that you are using ad blocker. We rely on advertising to help fund our site. Allow Ads Fadlan ogoloow in xayeysiintu ay kuusoo muuqato Mahadsanid