XIRIIRKA IYO GUURKA

UGAAR AH DUMARKA: 6 Sifo oo qiimo leh oo lagu garto Ninka u qalma inaad guursatid

Ninka ragga ah ee leh tilmaamahan gabaryahay wuu u qalmaa inuu ku guursado, ee hoos ka aqri sifooyinka lagu garto.

  1. Waxaad leedihiin xiriir Isfahan ku dhisan

Isfahaka waa mid aad muhiim u ah, mana ahan waxaad u baahantahay inaad dhistid markaad aqal gashid; wuxuu kasoo bilaawdaa xiriirka, sidee ayuu ahaa xiriirka aad la lahayd isaga? Miyuu ahaa xiriir isfaham ku dhisan oo ka maran dagaal iyo muran ?

  1. Si waali ah ayuu kuu jecelyahay

Waa inaad hubisaa inaad guursaneysid nin dareen wanaagsan kuu qaba, hadii uu dhab kuu jecelyahay, dabadeed guurkaaas waa mid qiimo leh

  1. Waa qof aamin ah

Aaminaadda iyo daacadnimada uu ninka leeyahay ma ahan hal habeen, haddii uusan aamin ahayn kalsoonina lahayn xilliga aad shukaansaneysid, sida lee ayuu kuu noqonaa marka aad guursatid, haddii ninkaaga uu aamin yahay, waa u qalmaa inaad gacanta ku dhigtid.

  1. Waa qof dabacsan oo fur furan

Dhab ahaantii guurka wuxuu ku habboon yahay maskax furan; inaad yeelatid guur farxad lehwaxay u baahantahay inaad u jilicsanaato lamaantaada oo aad u fur furnaato, aad ayay u fududaaneysaa inuu guurkaas guuleysto.

  1. Waqti ayuu ku siiyaa

Dareenka mid muhiim u ah haweeneyda; ninka dareen wanaagsan kula dhaqma gabadhiisa waa mid u qalma guur, waxaan ula jeedaa yaa raba in la guursada waa dareena baryaaya.

  1. Waa garabkaaga

Haddii uu ku garab taaganyahay isla markaana uu ku taageero waa nin u qalma inuu ku guursado.

Ninka leh tilmaamahan dhab haantii waa mid u qalma in gacanta lagu dhigo.

Related Articles

Back to top button

You cannot copy content of this page

error: Content is protected !!

Please allow ads on your site

It appears that you are using ad blocker. We rely on advertising to help fund our site. Allow Ads Fadlan ogoloow in xayeysiintu ay kuusoo muuqato Mahadsanid