5 Xikmadood oo loogu talagalay xiriirka Lamaanaha oo ay tahay inaad isticmaashid
Shabakadda arrimaha bulshada ee Wacdaro Online, ayaa waxa ay halkaan idinkugu soo gudbineysaa xikmado jacayl oo micno weyn ku fadhiya.
Waxaan idiin soo xulnay 5 xikmadood oo loogu talagalay xiriirka quruxda badan oo ay tahay inaad isticmaashd.
– Qaar kamid ah dadka waxay jacayl kuu qabi doonaan inta ay wax kaa helayaan balse jacaylka iyo dulqaadka wuu dhammaadaa markii faa’ido lagaa waayo.
– Ragga dhabta ah waa kuwo ugo’a hal gabar .
– Waxaad jeclaan kartaa qof qalad ah, una ilmeeyneysaa sababo qalad ah balse halka wax ee la hubo ayaa ah qaladka wuxuu kaa caawiyaa inaad heshid qafka saxda ah.
– Waa dhaawac markii aad u xiistid qof aanan dan kaa lahayn.
– Waxba igama galin haddii ay saacadduu tahay, 1am, 2am, 3am or 4am hadii aad isoo wacdid oo aan ku daneynayo waanka jawaabayaa wicitaankaaga.
Waxan filayaa inaad ku raaxeysatay xikmadahaan layaabka.