ARIMAHA BULSHADACAAFIMAADKALAYAABKANOLOSHAUncategorizedXIRIIRKA IYO GUURKA

Wax kabaro arimaha jaceylka iyo shuruucda

Nolosha iyo Sirta Dareenka ayaa Maanta ku siinaysa qodobo Kuu Muhiim ah oo ku saabsan Jaceylka si aad waxbadan uga baratid dareenka Nolosha.

Il Gaar ah U Yeelo Arimahan:-

1- Ugu horeeyn Ma Haboona In Aad Ninka Jeclaato Oo Aad Naftaada Iloowdo ,haweenka ama ragga ayaa mararka qaar ilaawa naftooda marka uu ku dhaco jaceylka , kaliya waxa ay ka fikaraan ninka iyo naagta iyo sida ay u farxad gilin lahaayeen , sidaa darteed naftaada ha u iloobin jaceylka ku haya dartiis,

2- Ogow Waxaa Laga Yaabaa In jaceylka Uu Hal Dhinac Yahay , mararka qaar waa dhacdaa in haweeneyda ama ninka ay jeclaato nin&naag aan jecleyn amaba uusan u hayn dareen la mid ah , balse waxaa kula gudboon in aad iska xajiiso jaceylkiisa lakin ogow jaceylkeeda ka hor inta aadan adiga ku hor marin gudbinta xariirkaasi ,

3- Jaceylka Mar Waliba Caqli Ma Laha : mararka qaar jaceylka ma aha mid caqli leh , waxa uu haweeneyda/ninka ku jiidayaa in ay sameeyso/sameeyo dabaalnimo weyn oo ay haboon tahay in laga fogaado , wacdaraha waxa ay ku leedahay waxaa muhiim ah in gabaryaheey/wiilyahoow ogaatid in jaceylka caqli laheyh oo ku geyn karo meel aadan dooneyn.

4- Jaceylka Ma Aha Sida Aad Mar Waliba U Filaneyso : waxaa arin iska dabiici ah in haweeneyda/ninka baadi goobo jaceylka khiyaaliga ah kaasi oo riyo ah , ogoow jaceylka mar waliba ma aha sida aad ka filaneyso .

Ugu danbeeyntii Casharada Jaceylka waa ay badan yihiin waxaan maanta idin soo xulnay qeybtaas ee si wanagsan u aqriso,

Related Articles

Back to top button

You cannot copy content of this page

error: Content is protected !!

Please allow ads on your site

It appears that you are using ad blocker. We rely on advertising to help fund our site. Allow Ads Fadlan ogoloow in xayeysiintu ay kuusoo muuqato Mahadsanid